hooyo

(Waxaa laga soo toosiyay Hooyo)
Xubnaha Qoyska
Seey
Oori
Qoys Dhamaystiran
Hooyo
Aabo
Wiil
Gabadh

Af soomaali wax ka badal

Magac wax ka badal

Hooyo

  1. Waa qof jinsi dhedig ah taasi oo dhashay ilmo ay waalid u tahay. Sida caadiga ah, hooyadu waa qofta dhashay wiilasha iyo gabdhaha, waxaana hooyadu oori ama xaas u tahay aabaha ilmaha dhalay.

Si aad u ogaato lidka hooyo, eeg kalmada kasoo horjeedo aabo.

Tarjumaad wax ka badal

Qoyska wax ka badal

Hooyadu waxay ka mid tahay xubnaha ugu muhiimsan ee qoyska reer leeyahay, waxaanay waalid u tahay ilmaha (wiilasha iyo gabdhaha). Dadka kale ee qoyska ka tirsan waa aabe iyo qaraabo.