wiil
Xubnaha Qoyska |
Qoys Dhamaystiran |
Af soomaali
wax ka badalMagac
wax ka badalWiil
- Waa qof jinsi lab ah kaasi oo da'diisu yar tahay.
- Wiil waa ilmaha ab ee la dhalay aabe.
- Cali waa wiilka Xaawo iyo Maxamed.
Nadooc magac | keli | wadar | ||
---|---|---|---|---|
Cayimanaan | aan cayinnayn | cayiman | aan cayinnayn | cayiman |
Qaabka aasaasiga ah | wiil | wiilka | wiilal | wiilalsha |
Habka yeelaha ah | wiil | wiilku | wiilal | wiilalshu |
lid
wax ka badalTarjumaad
wax ka badalQoyska
wax ka badalWiilku wuxuu ka mid yahay qoyska reer leeyahay, waxaana waalid u ah aabe iyo hooyo. Waxaa kale oo qoyska ka tirsan gabdho iyo qaraabo.