Magac wax ka badal

Aabo

  1. waa ninka ama labka waalidka u ah ama dhalay ilmaha (wiilasha iyo gabdhaha). Sidoo kale, aabuhu wuxuu noqon karaa seeyga qaba hooyada ilmaha (2).
  2. Cunuga hooyadiisa ninka qabo ama soo korsaday (1).

La macno ah wax ka badal

Qoyska wax ka badal

Aabuhu wuxuu ka mid yahay xubnaha ugu muhiimsan ee qoyska reer leeyahay, waxaana waalid u yahay ilmaha (wiilasha iyo gabdhaha). Dadka kale ee qoyska ka tirsan waa aabe iyo qaraabo.