gabar

(Waxaa laga soo toosiyay gabadh)

Gabar

Xubnaha Qoyska
Seey
Oori
Qoys Dhamaystiran
Hooyo
Aabo
Wiil
Gabadh


Af soomaali wax ka badal

Magac wax ka badal

Gabar, Gabadh waa jinsiga dhediga ee dadka, gaar ahaan da'da dhexe ah. Gabadh waa qof dumar oo da' yar, gaar ahaan inta da'doodu ka yar tahay 25 sano. Gabadhu waxay ka mid tahay xubnaha qoyska.

Tarjumaad wax ka badal

Qoyska wax ka badal

Gabadhu waxay ka mid tahay ilmaha qoyska reer leeyahay, waxaana waalid u ah aabaha iyo hooyoada. Dadka kale ee qoyska ka tirsan waa wiilasha iyo qaraabada.

Erayo La Xidhiidha wax ka badal