qoys

(Waxaa laga soo toosiyay Qoys)

Af soomaali wax ka badal

Qoys

Faahfaahin dheeraad ah fiiri Xubnaha Qoyska.

Soomaali wax ka badal

Wikipedia waxaa ku jira bog ku saabsan Qoyska (dad)


Qoys, Faamili (ingiriis: family, "faamiliy"; carabi: عائلة, "caa'ila") waa tiro dad ah oo dhiig wadaaga ama guur ku midoobay iyo ilmaha ay dhaleen. Qoysku waa dad isku xidhan oo asal iyo isir wadaag leh.

Xubnaha Qoyska
Seey
Oori
Qoys Dhamaystiran
Hooyo
Aabo
Wiil
Gabadh

Template:TOC right

Sharaxaad wax ka badal

Qoysku waa dad is-dhalay iyo wada-dhashay oo isir iyo magac wadaaga. Tirada dadka qoyska ahi waxay noqon karaan labo qof iyo wixii ka badan. Sida caadiga ah qoyska wuxuu ka kooban yahay aabo, hooyo, ilmo (wiilal iyo gabdho). Waxaa intaasi soo raaci kara dadka qaraabada qoyska la nool oo ayaguna lagu tirin karo qoyska.

Ku Dhawaaqid wax ka badal

/qõýz/ˈfæməli/|/ˈfæmli/qóýs/

Turjumaad wax ka badal