Xubnaha Qoyska
Seey
Oori
Qoys Dhamaystiran
Hooyo
Aabo
Wiil
Gabadh

=

nadooc magac keli wadar


kays/cayimanaan aan cayinnayn cayiman aan cayinnayn cayiman
grundform aabae aabaaha aabayaal aabaayaasha
qaab yeele aabae aabauhu aabaayaal aabaayaashu

Af soomaali wax ka badal

Magac wax ka badal

Aabo

  1. waa ninka ama labka waalidka u ah ama dhalay ilmaha (wiilasha iyo gabdhaha). Sidoo kale, aabuhu wuxuu noqon karaa seeyga qaba hooyada ilmaha (2).
  2. Cunuga hooyadiisa ninka qabo ama soo korsaday (1).

La macno ah wax ka badal

Qoyska wax ka badal

Aabuhu wuxuu ka mid yahay xubnaha ugu muhiimsan ee qoyska reer leeyahay, waxaana waalid u yahay ilmaha (wiilasha iyo gabdhaha). Dadka kale ee qoyska ka tirsan waa aabe iyo qaraabo.

Tarjumaad wax ka badal

Erayo La Xidhiidha wax ka badal