oori
leeyahay maqaal dul oori |
Seey
Xubnaha Qoyska |
Qoys Dhamaystiran |
Af soomaali
wax ka badalMagac
wax ka badal- waa naagta uu qab nin (1).
- waa qofta dumar ee uu guursado qof nin ah (3).
- waa naagta seeyga u yahay nin (2).
Erey La Micno ah
wax ka badalEreyga Oori waxaa la micno ah xaas oo si isku mid ah loo isticmaali karo.
Tarjumaad
wax ka badal
Erayo La Xidhiidhawax ka badal
Synonymswax ka badal |