Ismail4all
Joined 10 Febraayo 2014
Latest comment: 4 sannadood kahor by 2A02:C7D:270:800:ECB3:3E4D:80F1:9B28 in topic doonaya caawin
Ku soo dhawoow bogayga Wadahadalka.
doonaya caawin wax ka badal
asc mudane ismaciil suge, maadaama aad kamid tahay dadka u dhaqdhaqaaqa boor ka jafidda iyo casriyaynta afkeenna hooyo waxaan u baahanahay cawinaado kooban oo aan doonayo, waxaan ku hadlaa 5 af, waxaan hayaa macluumaad badan oo aan turjumay waxaan u baahanahay inaan iyagoo soomaaliyaysan bogga wikipedia soomaali kusoo camiro hase ahaatee magaranayo habka hawlahaas loo socodsiiyo oo aqoonta adeegsiga wikigu iguma badna sidaa darteed waxaan u baahanahay in layga caawiyo arrimahaas... mahadsanid
- Sxb soo dhawoow. Luuqadeena hooyo waxay u baahan tahay horumarin iyo dadaal badan. Si aan ula jaanqaadno dunida casriga ah, waxaa dhamaanteen ina saaran waajib. Walaal waxaad soo siyaarataa Soomaali Wikipedia si aad u aragto howshu meesha ay marayso. Aniga waxaad igala soo xidhiidha halkan. Soo dhawoow mar labaad. Ogoow in dadkaada iyo dadkaagu mar kasta kuu baahan yihiin.
Mahadsanid, Ismaaciil Suge (talk) 04:52, 29 May 2016 (UTC)
- Sxb soo dhawoow. Luuqadeena hooyo waxay u baahan tahay horumarin iyo dadaal badan. Si aan ula jaanqaadno dunida casriga ah, waxaa dhamaanteen ina saaran waajib. Walaal waxaad soo siyaarataa Soomaali Wikipedia si aad u aragto howshu meesha ay marayso. Aniga waxaad igala soo xidhiidha halkan. Soo dhawoow mar labaad. Ogoow in dadkaada iyo dadkaagu mar kasta kuu baahan yihiin.
--2A02:C7D:270:800:ECB3:3E4D:80F1:9B28 20:42, 5 Febraayo 2020 (UTC)