Qorax ama cadceed waa calaamad calaamadaha Alle kamid ah, sida dayaxa, qoraxda waa kowkabka ama meeraha ugu weyn ee sagaalka meerayaal. Qoraxda waxey kasoo baxdaa dhanka bari, waxeyna u dhacdaa dhanka galbeed, qoraxda waxa ay siisaa jirka baniiaadamka Fatamiino iyo difaac. Wadamada qaar qoraxda waqti yar ayay u joogtaa, gaar ahaan marka lagaaro Jiilaalka oo mararka qaar waxa dhacda ineysan soo bixin sida wadamada Yurubta Waqooyi, halka ay waqti badan u joogto ama aysan dhicin markii lagaaro Xagaayga, wadamada qaarne way isu dheeli tirantahay oo saacado yar ayaa u dhaxeeyo xiliyada sanadka oo dhan

La mid ah wax ka badal