soomaali wax ka badal

magac wax ka badal

miis

  1. Waa agab guri oo leh afar lugood, waa lagu dul shaqeeya, marna lagu cunteeyaa.

nadooc magac wax ka badal

Nadooc magac (Declension of noun)
Nadooc magac keli wadar
Cayimanaan aan cayinnayn cayiman aan cayinnayn cayiman
Qaabka aasaasiga ah miis miiska miisas miisaska
Habka yeelaha ah miis miisku miisas miisasku