Af soomaali

wax ka badal
Bilaha Soomaali
 janaayo febraayo maarso 
 abriil maajo juun 
 luuliyo agoosto sebteembar 
 oktoobar nofeembar diseembar 

luuliyo

  1. Sanadka miilaadiga bishiisa todobaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha juun iyo agoosto. Bisha luuliyo waxay ka koobantahay 31 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa luu

  • Carabi:
  • Ingiriis: July