lug
soomaalo
wax ka badalmagac
wax ka badallug
- Xubin jirka noolaha ka mid ah oo lagu socdo.
- tusaale: Dadku waxay leeyihiin labo lugood halka xaywaanka qaarna ay ka leeyihiin afar.
nadooc magac | keli | wadar | ||
---|---|---|---|---|
kays/cayimanaan | aan cayinnayn | cayiman | aan cayinnayn | cayiman |
grundform | lug | lugta | lugo | lugaha |
qaab yeele | lug | lugtu | lugo | lugahu |