jilib
soomaali wax ka badal
magac wax ka badal
jilib
- Xubin jirka ka mid ah. Waa meesha ay lugta ka laabanto oo isku xirta cajarka/bowdaha iyo lugta.
- magaalo ku taala wadanka soomaaliya
nadooc magac | keli | wadar | ||
---|---|---|---|---|
kays/cayimanaan | aan cayinnayn | cayiman | aan cayinnayn | cayiman |
grundform | jilib | jilibka | jilbo | jilbaha |
qaab yeele | jilib | jilibku | jilbo | jilbaha |
Tarjumaad wax ka badal
- Ingiriis: knee
- Ingiriis: sept, extended family